Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Physical Address
304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124
Toogashada lagu dilay xildhibaan ka tirsan mucaaradka Kenya ayaa u muuqata dil qorsheysan sida ay booliisku sheegeen. Charles Ong’ondo ayaa la toogtay fiidnimadii Arbacada kadib markii gaari uu watay uu istaagay taraafik wadada ee Ngong Road ee caasimada Nairobi sida…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo inuu xilka u dhiibo Mike Waltz isagoo xilka ka qaadaya lataliyihiisa amniga qaranka bedelkeedana u magacaabay inuu noqdo safiirka Qaramada Midoobay. Arintan ayaa timid ka dib iyada oo si weyn loo…
Ra”iisul wasaarw ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xilla u kala wareejiyey wasiirkii hore ee gaashaandhiga iyo Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga. Wasiirka cusub ee gaashaandhiga mudane Axmed Macalim Fiqi oo goobta ka hadlay ayaa yiri” Waxaa noo bilowdey hawl…